WAJAALE NEWS

Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Gil Gishay Dilkii Foosha Xumaa Ee Muqdisho Loogu Gaystay Muwaadin Reer Somaliland Ah

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah shacabka ku dhaqan caasimada Hargaysa ayaa si kulul ucanbaareeyay falkii foosha xumaa ee dilka loogu gaystay Marxuum cabdinaasir muuse dahable oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo reer somaliland

Shacabka ayaa ku hanjabay in loo aari doono iyagoo maamulka madaxwayne xasan sheekh ugu baaqay in uu maydkiisa iska soo diro si ehelkiisu ugu samraan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version