WAJAALE NEWS

DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N)-Badhasaabka cusub ee gobolka gabiley oo wada sidii uu xogogaal uga noqon lahaa xaalada gobolka iyo Dar dar galinta shaqada ayaa maanta kormeer kutagay magaalo xuduudeedka tog wajaale.

Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan badhasaab kuxigeenka iyo saraakiisha ciidanka ee gobolka ayaa magaalada wajaale waxaa kusoo dhaweeyay maamulkii hore ee degmada tog wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version