WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Horumarinta Biyaha JSL Oo Kormeer Ku Tagay Mashrruuca Biyo Galinta Degmada Tog Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N) WasiirkA Wasaarada Horumarinta biyaha Somaliland Saleebaan Cali koore ayaa kormeer Indho indhayna Usoo maray mashruuca biyo galinta magaalada Tog wajaale iyo kaydka Biyaha Wajaale Ee Gobolka Gabiley.

Kormeerkan ayaa Waxaa wasiirka ku weheliyay Badhasaabka Gobolka gabiley Iyo Maamulka Degmada Tog wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version