WAJAALE NEWS

Wasiirka Biyaha Oo Kormeer Ku Tagay Magaalada Tog Wajaale, Kana Hadlay Halka Ay Marayso Biyo Galintu!

TOG WAJAALE(W,N)- Wasiirka wasaarada biyaha saleebaan cali koore ayaa kormeer shaqo ku tagay magaalo ganacsiyeedka tog wajaale isagoo soo maray ceelasha biyaha.

Wasiir koore ayaa faah faahin ka bixyay halka ay marayso biyo galinta magaalada tog wajaale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version