DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.
July 15, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Badhasaabka cusub ee gobolka gabiley oo wada sidii uu xogogaal uga noqon lahaa xaalada gobolka iyo Dar dar galinta shaqada ayaa maanta kormeer kutagay magaalo xuduudeedka tog wajaale.

Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan badhasaab kuxigeenka iyo saraakiisha ciidanka ee gobolka ayaa magaalada wajaale waxaa kusoo dhaweeyay maamulkii hore ee degmada tog wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS