WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maayirka Magaalada Boorama Oo Ka Jawaabay Eedaymo Culus Oo Loo Soo Jeediyay Isaga Iyo Madaxwayne kuxigeenka Saylici.

BORAMA(W,N)- Maayarka magaalada boorama ayaa jawaab ka bixiyay eedaymo maalmihii udnbeeyay loo jeedinayay isaga iyo madaxwayne kuxigeenka oo dad shacabka ah xoog kaga rarayay dadkii deganaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version