HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Siyaasi Maxamuud Xaashi oo maanta booqday xaafada daami ee magaalada hargaysa ayaa ka waramay waxa uu kusoo arkay xaafadan iyo isbadalka ku yimid
Sidoo kale Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa ka hadlay calaamadaha lagu garto dadka jabaya ee aan lahayn mustaqbal.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;