WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Masaajidka Harawo Ee Magaalada Boorama Oo Dib Udhis Balaadhan Lagu Sameeyay

BOORAMA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka jamhuuriyada somaliland wasiiro, culimado awdiin iyo maamulka gobolka awdal ay weheliyaan ayaa xadhiga ka jaray masaajidka harawo ee magaalada boorama oo dib dhis balaadhan lagu sameeyay.

Waxaana marxaladihii uu dhismaha masaajidka iyo intii uu jiray ka warbixiyay sheekh cabdilaahi sheekh cali jawhar iyo masuuliyiin kale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version