WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Qaabka Ay U Sugayaan Amaanka Guud Ee Dalka

Hargeysa(W,N)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa shaaciyay in uu sugan yahay amaanka guud gudaha iyo dibada Somaliland,waxaana uu fariin adag u direy shacabka Somaliland,Booliska iyo murrashaxiinta saddexda xisbi Qaran.

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka

 

Exit mobile version