WAJAALE NEWS

Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Shaacisay in Hoos Udhac Ku Yimi Dadka Uu Hayey Xanuunka Covid-19+laba qof oo ka bogsaday.

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa shaaciyay in uu hoos udhacay xanunka coronvirus Somaliland kaasi oo lixdii qof ee laga helay laba qof oo kamid ahi ay bogsadeen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version