WAJAALE NEWS

“Waxaad Arkaysaa Siyaasi Hebel Oo Odhanaya Xisbiga Halaygu Wareejiyo, Iyadoo Xisbiyadii Yihiin Xisbiyo Qaran” Siyaasi Cali Waran cade.

HARGAYSA(W,N)- Siyaasi Cali Maxamed  Waran-cade oo xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumadihii Somaliland soo maray ayaa ka hadlay heshiiskii ay wada gaadheen xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadu

Sidoo kale siyaasi waran cade ayaa dhaliilay qaabka wadani iyo ucid isku bahaysteen iyadoo ka jawaabay hadalkii faysal cali waraabe

Dhanka kale warancade ayaa wax lalayaabo ku tilmaamay siyaasiyiinta meelhaasi ka hadla oo iyadhaa xisbiga kulmiye halaygu soo wareejiyo isagoo sheegay in xisbiyadu yihiin kuwo qaran qofna aanu lahayn

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGA WARAN CADE,

Exit mobile version