WAJAALE NEWS

Aqoonyahan Cabdikariim Axmed Mooge Oo Talooyin U Soo Jeediyay Madaxwaynaha La Doortay

Hargaysa(W,N)-Gudoomiyaha Ururka Qabyaalad Diid Aqoonyahan Cabdikariin Axmed Mooge ayaa talooyin u soo jeediyay Madaxwaynaha la doortay Muuse Biixi waxaanu sheegay in uu fiiro gaar ah u yeesho shaqo la,aanta wakhtigan ku habsatay dhalinyarta,Sidoo kale waxaa uu ka digay dhibaatada ay leedahay Qabyaaladu.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Exit mobile version