Aqoonyahan Cabdikariim Axmed Mooge Oo Talooyin U Soo Jeediyay Madaxwaynaha La Doortay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aqoonyahan Cabdikariim Axmed Mooge Oo Talooyin U Soo Jeediyay Madaxwaynaha La Doortay
November 29, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Gudoomiyaha Ururka Qabyaalad Diid Aqoonyahan Cabdikariin Axmed Mooge ayaa talooyin u soo jeediyay Madaxwaynaha la doortay Muuse Biixi waxaanu sheegay in uu fiiro gaar ah u yeesho shaqo la,aanta wakhtigan ku habsatay dhalinyarta,Sidoo kale waxaa uu ka digay dhibaatada ay leedahay Qabyaaladu.

wjn-xayaysiis

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
LINKS