WAJAALE NEWS

Daawo : Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo La Kulmay Jaaliyada Reer Sheffield.

Guddoomiyaha Golaha wakiilada ahna HARGEISA(WAJAALENEWS)Guddoomiyaha Xisbiga WADANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa kulan la yeeshay Jaaliyadda rer Somaliland, ee Magaaladda Sheffield. Magaladaas oo ahayd midii dhawaan ay Xildhibaanadeedu u codeeyeen Aqoonsiga Somaliland. Muqaalkii Munasibadaas Hoos Ka Daawo.

WAJAALENEWS DESK

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

Exit mobile version