“Labada Beelood Ee Maanta Halkan Ku Shiraya, Waxaan Leeyahay, Arintii Ceel Afwayn Ka Dhacay Sidaad Wax Uga Qaban Lahaydee Waa In Aad Talada Ku Darsataan”Suldaan Maxamed.
BURCO (W,N)-Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Ayaa hadalo dar daraana iyo ididiilo ah Ka Jeediyay shirkii beelaha habar jeclo iyo garxajis ee maanta ka furmay magaaladda burco
Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa soo jeediyay in shirka lagaga hadlo arimaha siyaasada ee labada beelood islamarkaana lagu dhaqmo wixii kasoo baxa shirkan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;