WAJAALE NEWS

Daawo: Gudiga Komishanka Qaranka Oo Hargeysa Ku Qabtay Kulan Lagaga Doodayay Anshaxa Saxaafadu Ku Gudbin Doonto Wararka Xisbiyada Wakhtiga Dorashada

Hargeysa(W,N)-Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta Hargeysa ku qabtay kulan lagaga doodayay anshaxa saxaafaddu ay u gudbin doonto wararka xisbiyada wakhtiga lagu guda jiro doorashooyinka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version