|
|||||
WAJAALE NEWS
“Shirkani Wuxu Tusaale U Yahay Somaliland, Dhismaheeduna Wuu Ku Xidhan Yahay” Suldaan Maxamed Cabdiqaadir,
March 15, 2020 - Written by Editor:“Labada Beelood Ee Maanta Halkan Ku Shiraya, Waxaan Leeyahay, Arintii Ceel Afwayn Ka Dhacay Sidaad Wax Uga Qaban Lahaydee Waa In Aad Talada Ku Darsataan”Suldaan Maxamed. BURCO (W,N)-Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Ayaa hadalo dar daraana iyo ididiilo ah Ka Jeediyay shirkii beelaha habar jeclo iyo garxajis ee maanta ka furmay magaaladda burco Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa soo jeediyay in shirka lagaga hadlo arimaha siyaasada ee labada beelood islamarkaana lagu dhaqmo wixii kasoo baxa shirkan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wadahadalka Somaliland Iyo Soomaaliya Bisha December Uga Furmi Doona Turkiga Iyo Colaadaha Dagaalka... Maydadka 28 Qof Oo kamida Somaalidii Lagu Laayey Hawaday Oo Aas Wadareed Loogu Sameeyey Jig Jiga I... Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Lunsiga Lacag Malaayiin Dollar Ah Oo Kazoo Xaroota Mishiinka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|