WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Dilkii Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool Oo Shalay Lagu Dilay Magaalada Laascanood,

HARGAYSA(W,N)- Xisbiga mucaaridka Ee wadani ayaa ka hadlay falkii shalay lagu dilay gudoomiyihii maxkamada gobolka sool marxuum Xasan Sheekh Maxamuud,

Xisbiga wadni ayaa ugu horay tacsi udiray bahda garsoorka Somaliland iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuumku.

Sidoo kale xisbiga wadani ayaa wasaarada arimaha gudaha ugu baaqay in ay war deg deg ah kasoo saarto dilkaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version