WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxweynaha Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Dilka Taliyihii Sirdoonka Somaliland Ee Gobolka Sool.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland ayaa ka hadlay dilka taliyihii ciidanka sirdoonka ee gobolka sool oo xalay lagu dilay magaalada laascanood

Madaxwayne biixi ayaa si kulul ucanbaareeyay dilka iyo kii ka horeeyey ee lagu dilay isla laascanood gudomiyihii maxkamada ee gobolka sool

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version