WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Masuuliyiin kala duwan oo lagu Dilaay Magaalada Laascaanood.

LAASCANOOD(W,N)-Maamulka gobolka sool badhasaabka taliyaha qaybta iyo xubno kale ayaa ka hadlay dil habeenkii xalay ahayd ka dhacay magaalada laascanood oo lagu dilay taliyihii ciidanka sirdoonka ee gobolka sool iyo gudoomiyhii maxkamada gobolka sool oo isna dhawaan lagu dilay isla magaalada laascanood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/a9pAwAztIs0

Exit mobile version