WAJAALE NEWS

Xildhibaan Shaaciyay Wakhtiga Madaxwayne Biixi Golaha Wakiilada Horkeenayo Waxka Badalka Xeerka Furista Ururada!

HARGAYSA(W,N)- Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo Katirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga madaxwayne biixi golaha wakiilada usoo gudbinayo waxka badalka lagu samaynayo xeerka furista ururada siyaasada .

Sidoo kale xildhibaan buubaa ayaa sheegay in beesha caalamka iyo daneeyayaasha doorashada Somaliland aanay waxba ka badali Karin qorshaha madaxwayne biixi wato oo khilaaf hor ka dhex abuuray xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version