HARGAYSA(W,N)-Gudomiye kuxigeenka labaad ee golaha Wakiilada somaliland cali xaamud jibriil ayaa xaqiijiyay in Madaxwaynaha somaliland muuse biixi golaha wakiilada kusoo Celiyay laba cisho ka hor xeerka furista ururada siyaasada oo mudo dhowr bilood ka hor ay golihii hore ee wakiiladu ansixiyay.
Sidoo kale gudoomiye xildhibaan cali xaamud ayaa faah faahin ka bixiyay afar qodob oo madaxwayne biixi ucuskaday soo celinta xeerkan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;