HARGAYSA(W,N)-Caaqil Yuusuf cali waraabe oo katirsan madaxdhaqameedka Somaliland islamarkaana ay walaalo yihiin gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa farta ku fiiqay sedex xildhibaan oo golaha wakiilada katirsan islamarkaana daba ka riixayay waxka badalka lagu sameeyay xeerka furista ururada iyo danaha ay ka leeyhiin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;