NAIROBI(W,N)-Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lalayeeshay Siyaasi Faarax Macalin oo xilal kala duwan kasoo Qabtay Baarlamaanka dalka kenya islamarkaana badi ka hadla xaalada siyaasadeed ee kenya iyo somaliya
Sidoo kale faarax Macalin ayaa ka hadlay muranka udhexeeyay kenya iyo somaliya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;
https://youtu.be/SRf_-AJFuH4