DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La layeeshay Siyaasi Faarax Macalin Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La layeeshay Siyaasi Faarax Macalin Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay.
February 24, 2020 - Written by Editor:

NAIROBI(W,N)-Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lalayeeshay Siyaasi Faarax Macalin oo xilal kala duwan kasoo Qabtay Baarlamaanka dalka kenya islamarkaana badi ka hadla xaalada siyaasadeed ee kenya iyo somaliya

Sidoo kale faarax Macalin ayaa ka hadlay muranka udhexeeyay kenya iyo somaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

https://youtu.be/SRf_-AJFuH4

COMMENTS
LINKS