WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Dalada Sonyo Oo Ka Hadlay Cida Hortaagan Hirgalinta Sanduuqa Dhalinyarada Ee Madaxwaynuhu Balanqaaday.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha dalada dhalinyrada Somaliland ee Sonyo ayaa shaaciyay sobobaha uu uhirgali waayay dhaqaalihii madaxwayne bixi shaaciyay in ay ka xukuumad ahaan ugu talo galee sanduuqa dhalinyarada kaasi oo laba sano ka hor lagu dhawaaqay isagoo sheegay in wasiirka ciyaaruhu caqabad ku noqday.

Dhanka kale wasiirka ciyaaraha oo goobtan ku sugnaa ayaa iska difaacay eedaha loo soo jeediyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/L0RoB70SwFQ

Exit mobile version