HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha dalada dhalinyarada Somaliland ee Sonyo ayaa ka jawaabay eedo uu usoo jeediyay xisbiga wadani oo ku eedeeyy in aanay daladu dhex u ahayn xisbiyada Somaliland.
Sidoo kale gudomyaha dalada sonyo ayaa sheegay in ay daladu casuuntay dhalinyaradii katirsanaan jirtay ee musharixiinta ah musharax siciidna uu kamid ahaa aas aasayaashii dalada sonyo
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;