WAJAALE NEWS

“Beeshayadu Way Ku Khasaartay Xukuumada Muuse Biixi” Boqor Buurmadow

Hargeysa (WJN)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) oo ka mid ah Salaadiinta dhaqanka ee Somaliland, ayaa waxaa uu ka hadley muranka xoogan ee ka taagan gudida doorashooyinka Somaliland, isagoona Xukuumada uga digay inay fara geliso arintaasi.

Dhinaca kale Boqor Cismaan Buurmadow ayaa waxaa uu sheegay in Beeshoodu ay ku khasaartay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version