HARGAYSA(W,N) Kulan dalka imaaraadka ku dhexmaray siyaasiyiin reer Somaliland iyo boqor cismaan buur madow oo mudo ku sugnaa dalka emaraadka isalamarkaana maalmihii udanbeeyay khilaaf dhinaca warbaahinta ahi udhexeeyay xukuumada madaxwayne muuse biixi.
Kulan gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe prof cali khaliif galaydh iyo wasiir xukuumadii silaanyo kamid ahaa maxamed ibraahim Qabo iyo buurmadow ayaa dareeno kala duwan dhaliyay kaasi oo ujeedadiisa baraha bulshada loogula kacay dhinacyo badan
Ex wasiir Maxamed Ibraahim Qabo ayaa ka warbixiyay ujeedada kulankooda iyo waxa uudaarnaa
Siyaasi qabo ayaa sheegay in ay dhex dhexaadin ka galayaan khilaaf boqor buur madow iyo xukuumada madaxwayne biixi isaga oo xusay in aanay iyagu khusaysaynin shirka uu boqorku qabanayo balse ay muhiim tahay in isku soo dhaweeyaan xukuumada iyo boqor buurmadow.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;