WAJAALE NEWS

Halkan ka daawo sheikh aadan siiro oo ka hadlay falkii ay shirkadaha isgaadhsiintu khadka internetka kaga jareen mareegtii wargayska haatuf ku lahaa barta internetka

hargeisa(WJN) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sh. Aadan-Siiro), ayaa khudbad uu Salaaddii Jimcaha ka jeediyey Masaajidka Xawaadle ee magaalada Hargeysa, waxa uu si qurux badan ugaga hadlay Xorriyadda qofka Islaamka ah iyo waxay Diinta Islaamku ka qabto, caddaaladda, sinnaanta iyo dhex-dhexaadnimada.
Waxaanu Sheekh Aadan si adag u dhalliilay dhaqan cusub oo ay Shirkadaha Isgaadhsiinta ee Somaliland ka jira ee TELESOM iyo SOMTEL la soo baxeen, isla markaana ay Xukuumadda ku garab-siiyeen inay adeeggooda Internet-ka ka xannibaan in laga booqdo ama laga galo Website-ka Wargeyska

wajaalenews.net

hargeisa/office

Exit mobile version