HARGAYSA(W,N)- Wasiirka warfaafinta somaliland saleebaan cali koore ayaa ka hadlay mawqifka xukuumada madaxwayne biixi ee go,aanka ay soo saareen ergadada dhex dhexaadinta ee xal u helida khilaafka komishanka cusub ee doorashooyinka
Halkan ka daawo muuqaalka warkan;
https://youtu.be/-Mz6PcOvxUM