Xukuumada JSL Oo Ka Hadashay Go,aankii Ay Soo Saareen Gudida Dhex Dhexaadintu,Sheegayna In Ay Sharciga U Eegayaan, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada JSL Oo Ka Hadashay Go,aankii Ay Soo Saareen Gudida Dhex Dhexaadintu,Sheegayna In Ay Sharciga U Eegayaan,
December 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka warfaafinta somaliland saleebaan cali koore ayaa ka hadlay mawqifka xukuumada madaxwayne biixi ee go,aanka ay soo saareen ergadada dhex dhexaadinta ee xal u helida khilaafka komishanka cusub ee doorashooyinka

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

https://youtu.be/-Mz6PcOvxUM

COMMENTS
LINKS