WAJAALE NEWS

Somaliland Oo Bilawday Wejigii Labaad Ee Wadada Isku xidha Wajaaleiyo Kala-Baydh

wadada wajaaleWajaale(Wajaale News)-Wejigii 2aad ee wadad dhismaha jidka calamiga ah ee isku  xidhaya Degmooyinka Kala-baydh illaa Wajaale ee gobolka Gabiley  ayaa Salaasadiiina dhaaftay sirasmi ah loo dhagaxdhigay, kadib markii farta lagaqaadaywejigii 1aad ee wadadaas.
Dhismaha jidkan oo dhererkiisu dhanyahay 18Km (SiddeediyoTobanKillo-mitir) waxagacantakuhaysa Wakaaladda horumarintawaddooyinka Somaliland ee RDA waxahore loo dhammeeyey 6Km ooka mid ah, halkawejiganlabaadna la qorsheeyey in la bilaabo 5Km oo socon doona illaabishan aynu gudogalnayee Novermber.
Iyadoodhinaca kalena la saadaalinayo intahadhaydhammeystirka wadada ay kaalintooda kaqaataan bulshadagobolka Gabiley oo loo soojeediyey inayguntiga dhiisha iskagaxidhaansidii ay uga dhabayn lahaayeen qabyo-tirkeeda.
Warbixi nWakaaladda horumarin tawaddooyinka Somaliland ka soo saartay qorshaha ay u dejiyeen dhismaha wadada nayaafaahfaahiyeys aamiyada ay u kala qaybiyeen qaybaha bulshada iyodawladahaan saamiga kaga soohagaagay.“Wadadanoodhererkeeduy ahaysiddeed iyotoban kiillooMitir, tobanka mid ah waxaballanqaaday Dowladda, labaKiiloomitirna waxaballanqaaday Golahadegaanka Gabilay, lixdakalena waxaballanqaaday xubnoka mid ah Wasiirrada iyo xildhibaanada GobolkaGabilay” sidaa waxayidhi MuuseYuusuf, oo ka mid ah  La-taliyeyaashaWakaaladda RDA oo waqtiga uu warbixintaasj eedinayay kusugnaajid ka dhismihu ka socdo ee u dhexeeya Wajaale iyo kala-baydh.waxaanu intaa ku daray “Waxa immika dhammaadku dhawtoban kiikillo miter ee xukuumadda iyo hal kilo miter oo Maayarka Gabilay Bixiyay, markaa waxa hadhsanhal kilo miter oo ku hadhsan Golaha Degaanka Gabilay iyo lixdii ay ballanqaadeen Wasiirrada iyo xildhibaannada Gobolku, markaa waxaan u sheegayaa inay dhantahayintii ay Dowladdu ballanqaaday, waxa la sugayaana ay tahayintii ay reer Gabilay ballanqaadeen, markaa waxaan leeyahay waa in lagu dhaqaaqo oo ay fuliyaan ballanqaadkoodu u intaanu qalabka wadada lagu dhisayaaaanu kala tegin oo wakhtiga lagafaa’iideeyo, dadweynaha, Ganacsatada, Tijaartaiyosiyaasiyiinta Gobolka iyo madaxdana waxaan leeyahay wadanka waxaka socda wax wadaqabsika dhexeeya Dowladda  iyo Bulshada, markaa reer Gabilay waa inay dhankooda wixiiku xidhan soo dhammeeyaans iwadadii u dhammaystiranto.” Ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay.
Wadadan isku xidha Wajaale iyo kala-baydhayaa ah wadohalbawlo u ah isku xidhkalaba dal ee Somaliland iyo Itoobiya, dhismaheedana laga garaysandoono waxbadan oo hore ay dhibi uga soogaadhijirtay dadka ganacsatada ah ee u kalagoosha labada dal, kuwaad oo dhibaato badan kala kumijiray wakhtiyada roobabku ay kada’ayaan degaankaas.

Wajaale News
Hargaysa Office
Info:wajalenews@gmail.com
Repoter:Abdiqadir Abdiraxman Habane

Exit mobile version