WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Jabuuti Oo Ka Hadlay Dilkii Ilmaas Elman Ee Magaalada Muqdisho.

JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa ka hadlay dilkii magaalada muqdisho loogu gaystay ilmaas ilman oo ahayd gabadh ka shaqaysa arimaha bini,aadamaha taasi oo lagu dhex dilay Xarunta Xalane ee magaalada muqdisho.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version