Madaxwaynaha Jabuuti Oo Ka Hadlay Dilkii Ilmaas Elman Ee Magaalada Muqdisho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jabuuti Oo Ka Hadlay Dilkii Ilmaas Elman Ee Magaalada Muqdisho.
November 25, 2019 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa ka hadlay dilkii magaalada muqdisho loogu gaystay ilmaas ilman oo ahayd gabadh ka shaqaysa arimaha bini,aadamaha taasi oo lagu dhex dilay Xarunta Xalane ee magaalada muqdisho.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS