WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shirkada Somtel Oo 250 Abaal Marinood Gudoonsiiyay Macaamiisheeda Magaalada Buuhoodle.

BUUHOODLE(W,N)Shirkada isgaadhsiinta ee Somtel ayaa abaal marino uqaybisay qaarkamid ah macaamiisheeda magaalada buuhoodle.

Munaasibad abaal marinada ee 8aad ayaa ka qabsoontay magaalada buuhoodle  kuwaasi oo la gudoonsiiyay gaadhi hoonday ah oo uu ku guulaystay cabdirashiid cali ismaaciil.

Maamulka shirkada somtel iyo dahabshiil ayaa bulshada reer buuhoodle gaadhsiiyay fariin ay ka sideen maamulka guud ee shirkada Dahabshiil Group.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version