WAJAALE NEWS

Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Dab Ka Kacay Suuqa Magaalada Jig Jiga Ee DDS Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

JIG JIGA(W,N)-Dab xoogan ayaa saaka kakacay suuq ganacsi oo ku yaala badhtamaha caasimada dds ee jig jiga kaasi oo sobobay khasaare hantiyeed iyo dad ku dhaawacmay

Wasiirka madaxtooyada dds ayaa ka hadlay dabkan iyo khasaaraha uu sobobay.

Exit mobile version