WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Qado Sharaf Usameeyay Wafti Ka Socday DDIS Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland iyo xubno kale oo ka tirsan xukuumada ayaa qado sharaf ku maamuusay wafti ka socday dawlad deegaanka somalida itoobiya oo kasoo qaybgalay tacsida taliyihii ciidanka booliska Somaliland Marxuum Fadal.

Sidoo xukuumada somailand masuuliyiinta ka socday dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa wada gaadhay heshiis,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version