Hargaysa(W,N) wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada xukuumada axmed siilaanyo marwo samsam cabdi aadan ayaa gabi ahaanba beenisay in ay wax dayn ah ku wareejiyeen xukuumada madaxwayne muuse biixi
Ex wasiir samsam ayaa daadifaysy hadalkii maanta kasoo yeedhay wasiirka maaliyada sacad cali shire iyo gudida dabagalka hanti qaranka ee golaha wakiilada
Halkan ka daawo muuqaalka warkan;