WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Samsam Cabdi Aadan Oo ka Hadashay Arimo Xasaasiya, fartana Ku Fiiqday kulmiyaha Cusub Iyo Wararka Ay faafinayaan,

“Waxaad Moodaa Dad Kusoo Biiray Dhawaan Kulmiye  In Ay  Inta Badan  Ee Dadka  Waxan, Hadalo  Aan  Laaqi Ku Ahayn Dawlada kulmiye ku Hadlay  Ay Jiraan, Iyagana Waxaan Leeyahay Kulmiye Dhaqan Umay Ahayn” Samsam cabdi Aadan.

DUBAI(W,N) Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Maaliyada Xukuumadii Madaxwayne Siilaanyo Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Markii Uhoraysay ka Hadashay Arimo Dhawr ah  Oo Maalmihii  udanbeeyay lagu baahinayay Qaarkamdia Warbaahinta iyo Sidoo kale In xukuumada Cusub Ee Uu gadhwadeenka Ka yahay Muuse Biixi Lagu Doortay Wax qabadkii Xukuumadii Siilaanyo.

Dhanka Kale Marwo  Samsam Cabdi Aadan oo ku sugan xiligan magaalada Dubai Ee Emaaraadka Carabta  ayaa daboolka ka qaaday in ay xukuumada  ku jiraan xubno Aan ahayn kulmiyihii la yaqaanay kuwaasi Oo ay ku Eedaysay in qayb ka yihiin dadka faafiya Arimaha lagu fadeexdayno Xukuumadii Siilaanyo

HALKAN KA DAAWO; MUUQAALKA WARKAN EX WASIIR SAMSAM OO WARAYSI UU LA YEESHAY TVGA HORN CABLE AY KU SHEEGAY ARIMAHAN;

Exit mobile version