|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Samsam Cabdi Aadan Oo ka Hadashay Arimo Xasaasiya, fartana Ku Fiiqday kulmiyaha Cusub Iyo Wararka Ay faafinayaan,
February 22, 2018 - Written by Editor:“Waxaad Moodaa Dad Kusoo Biiray Dhawaan Kulmiye In Ay Inta Badan Ee Dadka Waxan, Hadalo Aan Laaqi Ku Ahayn Dawlada kulmiye ku Hadlay Ay Jiraan, Iyagana Waxaan Leeyahay Kulmiye Dhaqan Umay Ahayn” Samsam cabdi Aadan.DUBAI(W,N) Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Maaliyada Xukuumadii Madaxwayne Siilaanyo Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Markii Uhoraysay ka Hadashay Arimo Dhawr ah Oo Maalmihii udanbeeyay lagu baahinayay Qaarkamdia Warbaahinta iyo Sidoo kale In xukuumada Cusub Ee Uu gadhwadeenka Ka yahay Muuse Biixi Lagu Doortay Wax qabadkii Xukuumadii Siilaanyo. Dhanka Kale Marwo Samsam Cabdi Aadan oo ku sugan xiligan magaalada Dubai Ee Emaaraadka Carabta ayaa daboolka ka qaaday in ay xukuumada ku jiraan xubno Aan ahayn kulmiyihii la yaqaanay kuwaasi Oo ay ku Eedaysay in qayb ka yihiin dadka faafiya Arimaha lagu fadeexdayno Xukuumadii Siilaanyo HALKAN KA DAAWO; MUUQAALKA WARKAN EX WASIIR SAMSAM OO WARAYSI UU LA YEESHAY TVGA HORN CABLE AY KU SHEEGAY ARIMAHAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|