HARGAYSA(W,N)-Sedex wariye oo xukuumadu kala hadhay wariyayaashii dhawaan ay xidh xidhay oo maalintii shalay 12kamid ah xoriyadooda loosoo celiyay ayaa xabsi dhexe ee magaalada hargaysa udhaadhicisay sedexdii ku xidhnaa xarunta danbi baadhista kuwaasi oo kala ah.
Wariye maxamed cabdi sheikh ilig
Wariye cabdi jabaar
Iyo wariye oo kale oo ka hawl gala tvga gobonimo.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;