WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Xuska Dhalashada Nabiga NNKH Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu xusayay dhalashada nabigeenii subanaa NNKH/

Sidoo kale waxaa munaasibadan kasoo qaybgalay gudoomiyahe kuxigeenka kowaad ee golahaw wakiilada sheikh axmedyasiin Sh cali  Ayaanle iyo boqolaal kamid culimada qaadiriya ee somalland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version