DAAWO;-Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Xuska Dhalashada Nabiga NNKH Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Xuska Dhalashada Nabiga NNKH Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
November 9, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu xusayay dhalashada nabigeenii subanaa NNKH/

Sidoo kale waxaa munaasibadan kasoo qaybgalay gudoomiyahe kuxigeenka kowaad ee golahaw wakiilada sheikh axmedyasiin Sh cali  Ayaanle iyo boqolaal kamid culimada qaadiriya ee somalland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS