WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Oo Dekeda Berbera Ku Qaabiley Qaxoonti Somali Ah Oo Kasoo Cararay Dagaalka Yemen.

BERBERA(W,N)-Gudoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) iyo Badhasaabka gobolka Saaxil ayaa maanta dekadda magaalada Berbera ku soo dhaweeyey doon siday 150 qof oo qoxoonti ah. Kuwaasi oo kasoo Cararay dagaalada Wali Ka Socda Dalka Yemen.

Exit mobile version