HARGAYSA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa xabsiga utaxaabtay ganacsato ajaanib ah oo meherado yar yar oo ganacsi ka furtay magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ku waasi oo hore ay cabasho uga muujiyeen ganacsatada rer somaliland ee ku ganacsada magaalada wajaale
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;