WAJAALE NEWS

Khadra Ahmed Xasan Guhaad Oo Shaacisay In Ay Utartamayso Doorashada Baarlamaanka Dalka Jabuuti

Khadra Ahmed Hassan Guhaad oo uu dhalay Ahmed Hassan Liibaan (Guhaad) oo ka mid ahaa dadkii uu soo halgamay xorriyadda dalka Djibouti ayaa isku soo taagtay inay ka qayb gasho doorashada baarlamaanka dalkaasi.

Sidoo kale Khadra Guhaad Ayaa waxay sheegtay in sidii aabaheed ay ka shaqayn doonto horumarka iyo isku wadka reer Djibouti iyo in dadka damyarta ah xuquuqdooda loo hadlo.

Exit mobile version