WAJAALE NEWS

Ku Xigeenka Garyaqaanka Guud oo Ku Baaqay In La Anshax Mariyo Cida Khaladay Astaanta Qaranka

Hargeysa (WJN)- Ku xigeenka garyaqaanka guud ee qaranka Xuseen Maxamed Jaamac “Balal”, ayaa waxaa uu ku baaqay in la anshax marin doono cidi khaladey astaanta qaranka Somaliland maalintii Madaxweyne Muuse Biixi khudbad sanadeedka u jeedinaayey Baarlamaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version