Ku Xigeenka Garyaqaanka Guud oo Ku Baaqay In La Anshax Mariyo Cida Khaladay Astaanta Qaranka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ku Xigeenka Garyaqaanka Guud oo Ku Baaqay In La Anshax Mariyo Cida Khaladay Astaanta Qaranka
March 26, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Ku xigeenka garyaqaanka guud ee qaranka Xuseen Maxamed Jaamac “Balal”, ayaa waxaa uu ku baaqay in la anshax marin doono cidi khaladey astaanta qaranka Somaliland maalintii Madaxweyne Muuse Biixi khudbad sanadeedka u jeedinaayey Baarlamaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS