WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qaarkamid Ah Dhalinyarada Aqoonyahanka Ee Deegaanka Hargaysa Iyo Gabiley Oo Ku Biiray Xisbiga Wadani.

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanka ee Degmooyinka 26juun ,Ibraahim koodbuur Iyo Gabiley horena uga tirsanaa xisbi xaakimka kulmiye ayaa maanta ka hilaacay xisbiga wadani oo ay shaaciyeen in ay kusoo biireen kaga dhex dhawaaqay diga rogoshadooda shirwaynihii xisbiga wadani.

Aqoonyahan Maxamed Cumar Cabdi oo ku hadlayay afka aqoonyahanka ku biiray wadaniayaa faah faahin ka bixiyay sobobta ay ugu soo biireen wadani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version